HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Wali Xaawo oo katirsan golaha wakiilada somaliland ayaa ku baaqay in ciyaaraha gobolada dalka in laga daayo qabyaalada taasi oo dhaawac ku ah ujeedada ciyaaraha iyo faa,iidooyinka laga helo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;