Hargaysa(W,N) Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo kamida Madax dhaqameedka Somaliland Islamarkaana kamida mudanayaasha goaha golaha guurtida somaliland ayaa markii ugu horay si adag uga hadlay xaalada guud ee dalka isagoo sheegay in abid halkii ugu xumayd ay gaadhay somaliland haday tahay arimaha gudaha, arimaha dibada,
Sidoo kale suldaan/xildhibaan Ismaaciil ayaa golaha gurtida ugu baaqay in loo baahan yahay in ay dalka badbaadiyaan
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;