WAJAALE NEWS

Gar. Maxamed Saalax Oo Ka Hadlay Khaladaadka Sharci Ee Dacwada Laga Gudbiyay Gudoomiye Khaliif Iyo Talaabooyinka Ka Dhalan Kara!

HARGAYSA(W,N)-Garyaqan maxamed saalax oo ka hadlay sharciyada dacwad ay xeer ilaalinta guud ee qaranku kusoo oogtay gudoomiyaha golaha wakiilada una gudbisay maxkamada sare

Sidoo kale garyaqaan maxamed saalax ayaa sheegay in talaabada ay xukuumadu qaaday ay ka dhalan karo maamuus ka xayuubin ay golaha wakiiladu ku sameeyaan madaxwaynaha Somaliland muuse biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version