WAJAALE NEWS

DAAWO;-Suldaan Cumar Oo Wasaarada Arimaha Gudaha Ugu Baaqay Inay Wada Rarto Kaantaroolada Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha dega degmada axmed dhagax iyo hawd  suldaan cumar ayaa wasaarada arimaha gudaha ugu baaqay in aanay rarin uun laba kaantarool ee koonfurta hargaysa balse ay wada rarto kaantaroolada magaalada hargaysa ee dhinac kasta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version