WAJAALE NEWS

DAAWO; War-Deg-Dega:Gudoomiyihii Hayaada Maamulwanaaga Iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa Oo Xukuumada Siilaanyo Iska Casilay

Hargaysa(Wajaalenews)Gudoomiyihiii Haayada maamulwanaaga iyo ladagaalnka musuqmaasuqa Axmed Muxumed Madar  ayaa xilkii iska casilay masuulakan ayaa sida uu sheegay waxa uu iska baraxay oo dibada uga baxay musuqmaasuq uu sheegay in uu halakeeyay qarankan sidaas darteedna uu iska casilay.

Gudoomiye Axmed Muxumed Madar ayaa ka mid ahaa tiirasha waawayn ee xisbiga Kulmiye Sidoo kalana xaalado badan la soo maray guusha uu xiligan ku taamo xisbiga kulmiye.

Si Kastaba ha ahaatee dhawaan ayuunbay ahayd markii axmed Silaanyo kulan gaar ah la yeeshay masuuliyiinta Haayada maul wanaaga iyo hantidhawrka guud ee qaranka kaas oo ujeedadiisu ahayd badbaadinta hantida qaranka mudada kala guurka.

Exit mobile version