HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Guray oo kamid asiyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadlay shir arimaha somaliya lagaga hadlayay oo gudoomiyaha xisbiga ucid kaga qaybgalay magaalada Nairobi isagoo sheegay in aanay ahayn markii uhoraysay ee faysal cai waraabe ka qaybgalo shir somaliya
Sdoo kale muj Cali guray ayaa sheegay in siyaasadii Somaliland mugdi gashay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;