WAJAALE NEWS

Dawlada Itoobiya Oo Digniin Udirtay Dalka Suudaan Iyo Xiisada Colaadeed Ee Udhaxayso Cirka Isku Shareertay.

ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa digniin culus udirtay dhigeeda dalka suudaan kaasi oo mudooyinkii udanbeeyay ay udhaxay dagaalo ka dhacay xuduuda labada dal

Sidoo kale warka kazoo baxay dawlada itoobiya ayaa circa kusii shareeray khilaafka labada dal.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN.

Exit mobile version