TOG WAJAALE(W,N)-Badhasaabka Gobolka Gabiley ,Maayarka Magaalada gabiley iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybagalay munaasibad ay qabteen maamulka degmada tog wajaale oo ka warbixinayay waxyaabaha uqabsoomay mudo 3bilood iyo toban cisho ah oo ay xilka hayeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;