WAJAALE NEWS

Buuq iyo Sawaxan Hadheeyay Fadhigii Saaka Ee Golaha Guurtida Somaliland

Hargeysa (WJN)– Fadhi ay saaka yeesheen Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa hadheeyay buuq iyo sawaxan.

Xildhibaanada golaha Gurtida ayaa fadhigan kaga doodayay Xeerka ismaamulka Gobolada iyo Degmooyinka oo ay soo gudbiyeen golaha Wakiiladu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version