WAJAALE NEWS

Wasiirka Ganacsiga Iyo Afhayeenka Madaxtooyada Oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Sheffield’Sawiro

LONDON(Wajaalenews) Wafdigu waxay sideen dhambaal mahadnaq ah oo ka yimid madaxweynaha somaliland Axmed maxamed

Wasiirka ganacsiga Dr Muuse Qasim iyo afhayeenka madaxtooyada mundane Axmed Saleebaan Dhuxul oo ka mid ahaa wefdigii uu hogaaminayey madaxweynaha Somaliland Axmed maxamuud Siilaanyo ee ku sugnaa carriga ingiriiska ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Sheffield .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wafdigu waxay sideen dhambaal mahadnaq ah oo ka yimid madaxweynaha somaliland Axmed maxamed Siilaanyo kuna socdayday jaaliyaddii reer Sheffield ee ictiraafka keentay iyo Concilloradii ka danbeeyey motionkii Sheffield City council ku ictiraafay Somaliland

 

 

 

Wafdigu waxa uu la kulmay jaaliyadda reer Sheffield iyo councillor Maruuf oo ahaa xildhibaankii geeyey motionkii Sheffield City council ku ictiraafay Somaliland

Wafdigu waxuu soo booqday Sheffield town hall iyo peace garden oo ah halkii ictiraafka lagaga dhawaaqay

Exit mobile version