WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Ka Warbixiyay Waxyaabaha Uqabsoomay!

Maamulka Degmada Tog Wajaale oo shaaciyay tirade   Wadooyin Cusub Oo Ay dhawaan Ka Hirgalinayaa Gudaha Magaalada!

TOG WAJAALE(W,N)- Maamulka magaalo xuduudeedka Tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa kormeer kusoo maray hawlgalo ay ka wadaan gudaha magaalada,

Sidoo kale Gudoomiyaha iyo xoghayaha degmada tog wajaale ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uqabsoomay mudadii ay xilka degmada hayeen iyo waxyaabaha uqorshaysan.

Sidoo kale maamulka degmada tog wajaale ayaa shaaciyay qorshayaasha horyaala ee sanad fulinayaan iyo tirade Afar wado ay dhawaan dhismahooda ka bilaabayaan gudaha magaalada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/eKv3W8T6SJ4

Exit mobile version