Hargeysa (WJN) – Cabdilaahi Axmed Maxamed “Cabdilaahi Dahab” oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu si adag uga hadley naaquska ku yimi siyaasada arrimaha gudaha iyo arrimaha dibeda, Isagoo xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay saxdo siyaada gudaha iyo dibada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Hargaysa Office
Wajaalenews.net