BOON(W,N)Maayarka Degmada Boon ee gobolka awda ayaa ka hadlay khilaaf culus oo ilaa maantii shalay udhexeeyay bulshada dhaqan deegaanka boon iyo xubnaha komishanka ka socda kuwaasi oo isku diidanaa qaabka ay ubilaabmayso diwaan galinta codbixiyayaasha oo shacabka sheegeen n wakhtigu ku yar yahay islamarkaana ay xumaadeen qalabkii diwaan galinta goobaha qaar.
Sidoo kale maayarka boon ayaa sheegay in ugu danbayntii la xaliyay khilaafkaasi
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;