|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Bulshada Degmada Boon Iyo Hawl Wadeenada Komishanka.
November 30, 2020 - Written by Editor:BOON(W,N)Maayarka Degmada Boon ee gobolka awda ayaa ka hadlay khilaaf culus oo ilaa maantii shalay udhexeeyay bulshada dhaqan deegaanka boon iyo xubnaha komishanka ka socda kuwaasi oo isku diidanaa qaabka ay ubilaabmayso diwaan galinta codbixiyayaasha oo shacabka sheegeen n wakhtigu ku yar yahay islamarkaana ay xumaadeen qalabkii diwaan galinta goobaha qaar. Sidoo kale maayarka boon ayaa sheegay in ugu danbayntii la xaliyay khilaafkaasi HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Caaqil Xasan Yuusuf Warmahaye Oo Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Qadowga Ee Gobolka Gabiley. Halkan Ka Daawo Barnaamij Documentry oo Laga Sameeyey 17kii Octobar Iyo Halgankii Snm Usoo Martay Da... Muranka ka Taagan Buuxinta Kursigii Golaha Wakiillada Ee Uu Ka Baxay Marxuum Ibraahim-kacaan Iyo ko... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|