WAJAALE NEWS

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Biyaha Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Iyo Ujeedada Kulamo Ay La Qaadatay Bulshada.

GABILEY(W,N)-Agaasimah Guud ee wasaarada Biyaha Nafiisa Maxamuud Shirwac ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada gabiley

Sidoo kale Agaasimaha wasaarada Biyaha Ayaa kulamo la qaadatay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo garabka haweenka xisbiga kulmiye ee gobolka gabiley.

 

Exit mobile version