WAJAALE NEWS

“Somaliland Saxbay Ku Tahay In Ay Ku Gacan Saydho, Heshiiska Farmaajo Iyo Wakiilka QM Ee Somaliya”Siyaasi Cadami.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamid siyaasiyiinta reer Somaliland ee ka faalooda arimaha geeska Africa iy carabta ayaa ka hadlay xaalada Somaliland ee xiligan isagoo xukuumada madaxwayne biixi ku dhaliilay talaabada maamulka farmaajo ugagag gacan haadiyeen qaramada midoobay.

Sidoo kale siyaasi cabdiraxmaan cadami ayaa soo dhaweeyay go,aanka ay Somaliland ku joojisay wadashaqayntii haayadaha qaramada midoobay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version