WAJAALE NEWS

Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Kursiga Muranka Dhaliyaay Ee Ka Banaan Golaha Wakilada

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland  Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa ka hadalay kursiga muraanka Dhaliyaay ee Golaha Wakiilada Somaliland kaasi oo uu baneeyaay ala ha u naxriiste Xildhibaan Ibraahin Axmed Haybe oo dhawaan geeriyooday.

Waxay sheegen In dhinaca Codka uu ku horeeyo Maxamed Muuse Abees Xaga kaydkan waxay sheegeen inuu ku horeeyo Xuseen Axmed Caydiid wxanay sheegen inay u gudbiyeen maxkmada Sare go’aankana ka sugayaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/rduQRPCnDSk

Exit mobile version