UK(W,N)-Raaqiya ismaaciil oo ahayd gabadhii uhoraysay ee muslim ah maayar ka noqota magaalooyinka dalka Ingiriis ayaa xilkii iska casishay iyo xubinnimadii xisbiga shaqaalaha ee dalka Uk kadib markii ay kala kulantay cunrinimo taasi oo kala saraysiinaysa dadka ingiriiska.
Sidoo kale raaqiya ismaaciil oo ah gabadh kasoo jeeda Somaliland ahaydna maayarka magaalada Ilestone iyadoo xisbiga shaqaalaha dalka Uk ku eedaysay in kala kulantay cunsuriyad
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;