HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha gudida doorashooyinka Somaliland oo maanta hortagay gudida arimaha gudaha ee golaha wakiilada Somaliland ayaa ka warbixiyay halka ay umarayaan hawlaha udiyaar garowga doorashooyinku
Sidoo Gudoomiyaha gudida doorashooyinka ayaa sheegay in doorashada golayaasha wakiilada iyo deegaanka loo mudeeyay in ay qabsoomaan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;