Hargeysa (WJN)- Shirka todobaadlaha ahaa ee u dhexeeya maasuuliyiinta dawlada hoose, gudoomiyeyaasha degmooyinka iyo Agaasimeyayaasha dawlada hoose, ayaa maanta looga hadley qorsheyaasha horumarinta, Bilicda, Fayo dhowrka iyo Dakhliga dawlada hoose.
Maayirka caasimada Hargeysa ayaa faah-faahin ka bixiyay waxyaabihii looga hadley shirka, isagoona soo bandhigay qorsheyaal lagu horumarinayo magaalada Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka