WAJAALE NEWS

Maxkamada Ciidamada Jsl Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Askarigii Dhawaan Sarkaalka Ku Dilay Magaalada Lowyo Cado.

BOORAMA(W,N)-Maxkamadda ciidanka milatariga Somaliland darajadeeda koowaad ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Dable Axmed Cabdi Cabdillaahi oo Arbacadii toddobaadkii hore magaalada Lawyocaddo ku dilay Taliye Khadar Maxamed Caynaanshe oo ay ka wada tirsanaayeen ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version