WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Muuse Cabdilaahi Oo Dhaliilay Shirwaynaha Kulmiye Kuna Tilmaamay Xisbigii Kacaanka Ee Siyaad Bare.

GABILEY(W,N)-Siyaasi Muuse Cabdilaahi Siwayn oo kamid siyaasiyiinta kasoo jeedo gobolka gabiley ayaa dhaliilay qaabkii uu udhacay shirwaynihii xisbiga kulmiye oo uu sheegay in uu la mid ahaa uun kii xisbiga hanti wadaaga kacaanka ee siyaad bare

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version