WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Muxuu ka Yidhi In Kiniisad Laga furay Hargaysa Iyo Manhajka Lagu Dhigo Dugsiyada Qaar!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland sheekh khaliil ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in hargaysa laga furay kiniisad iyo in ay jiraan dugsiyo lagu dhigo manhaj ka hor imanaya diinta islaamka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version