BOORAMA(W,N)-Suldaan Ibraahim Jaamac Samater Oo kamid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal ayaa markii uhoraysay ka hadlay talaabadii xukuumada madaxwayne biixi magaalada boorama kaga hor joogsatay ugaaska Guud ee beelaha samaroon oo donayay in uu imaado
Sidoo kale Suldaan Ibraahim ayaa farta ku fiiqay cidii ka danbaysay qorshaha xukuumadu ku celisay Ugaas Cabdirashiid.
Dhanka kale suldaan Ibraahim ayaa ka hadlay Bom lagu tuuray dhismaha wasaarada maaliyada isagoo sheegay in ay ka danbeeyay dad doonaya in nabadgalayada gobolka khal khal la galiyo isagoo cid gaara ku sawiraya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;