GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley maayarka gabiley, xildhibaano iyo masuuliyiin kale ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay suldaan ibraahim jaamac samater oo ku geeriyooday dalka turkiga .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;