Boorama(W,N)-Ugaaska Guud ee beelaha Gadabuursi Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi Ugaas Nuur ayaa si kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Suldaan Abshir oo kamid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal oo xukuumadu xabsiga Utaxaabtay,
Ugaaska ayaa sidoo kale ka hadlay tacadiyo ay xukuumadu kula kacday shacabka ku dhaqan gobolka awdal iyo salal.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;