Maraykanka ayaa isna sheegay inay Shardi tahay inay Iran aqbasho qorshaha xasilinta Suuriya ee lagu heshiiyey sannadkii 2012. Wadahadalada hordhaca ah ayaa lagu qaban doona magaalada Montreux,iaydoo laba maal-mood kadib loo gudbin doono magaalada Geneva.
Dowladda Suuriya ayaa hore u sheegtay inay ayadu markasta diyaar u tahay inay shirka ka qayb gasho, Dalka Suuriya ayaa sida lagu soo warmaayo waxaa ka sii daraaya xaalada amni ee dalkaas,waxaana hadda ku dhawaad ku dhintay intii ay dagaaladaasi ka socdeen dalka in kabadn 100,000 oo qof.
Hargaysa Office
Wajaale News
Email:habane00@gmail.com
Reorter:Abdiqadir Abdirahman Habane