WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Kormeeray Dhismaha Wado Afar Haad Ah Oo Lagu Kordhinayo Wadada Halbawlaha Ah.

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimad hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) Ayaa kormeer kusoo maray wado afar haad ah oo lagu kordhinayo wadada halbowlaha u ah caasimada .

Wadada lagu kordhinayo jidka halbowlaha ee caasimada ayaa laga dinaca danbe eek u beegan maxkamadaha iyo laybareeriga qaranka,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version