DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Kormeeray Dhismaha Wado Afar Haad Ah Oo Lagu Kordhinayo Wadada Halbawlaha Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Kormeeray Dhismaha Wado Afar Haad Ah Oo Lagu Kordhinayo Wadada Halbawlaha Ah.
September 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimad hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) Ayaa kormeer kusoo maray wado afar haad ah oo lagu kordhinayo wadada halbowlaha u ah caasimada .

Wadada lagu kordhinayo jidka halbowlaha ee caasimada ayaa laga dinaca danbe eek u beegan maxkamadaha iyo laybareeriga qaranka,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS