Hargeysa(W,N)-Masuuliyiin ka kala tirsan Xukuumadda xilka hadda kasii dagaysa iyo Xisbiga Mucaaraddka ah ee WADDANI ayaa magaalada Hargeysa si wada jir ah ugu soo dhaweeyey maanta xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Midowga Yurub.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka