Tog Wajaale(W,N) Wafti uu hogaaminayo gudoomiyah gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada somaliland ayaa maanta kormeer ku tagay kastamka wasaarada maaliyada ee magaalada tog wajaale Gobolka gabiley.
Ujeedada kormeerka gudidan ayaa ahaa sidii ay wax uga ogaan lahaayeen goobaha dakhli ururinta ee wasaarada maaliyada iyo guud ahaan Xaalada Magaalada Tog wajaale
Halkan ka daawo muuqaalka warkan;