WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo La Kulan La Yeeshay Ganacsatada Suuqa Gobonimo.

HARGAYSA(W,N)-Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo ay weheliyaan Xildhibaano iyo masuuliyiin ka tirsan dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa kulan layeeshay ganacsatada suuqa Gobonimo.

Kulan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii goobo cusub loogu hordhin lahaa suuqa Gobonimo.

Maayarka Caasimada hargaysa ayaa faah faahin ka bixiyay Hangaro ay ka dhiseen suuqa gobonimo iyo sida ay ugu kala qorsheen qaybaha kala duwan eek u ganacsada suuqa gobonimo iyadoo dawlada hoose ay suuqa gobonimo ka hirgalisay goob loogu talo galay ciidanka dab damista,wakaalada biyaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version