WAJAALE NEWS

Maayarka Magaalada Gabiley Oo Wax Laga Waydiiyay Guri Uu Nin Xildhibaan Ahi Dhisanayay Oo Ay Dumiyeen Iyo Waxqabadka Xukuumada Ee Gobolka.

HARGAYSA(W,N)-Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa wax laga waydiiyay sobobta ay udumiyeen guri uu dhisayay xildhibaan katirsan golaha deegaanka gabiley kaasi oo uu sheegay in uu sifo sharci daro ah ku dhistay

Sidoo kale maayarka magaalada gabiley ayaa wax laga waydiiyay in xukuumadu gobolka gabiley waxqabad dheeraad ka fulishay gobolka taasi oo uu sheegay in aanay jirin wax sadbursiimo ah oo ay ka helaan islamarkaana mashariicda gobolka ka socday ay yihiin kuwo laga hirgaliyay cashuurta shacabka laga qaado.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version