WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudida Qaban Qaabada Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Uu Ujeediyay Siyaasi Qabo.

HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada shirwaynaha xisbiga kulmiye ayaa jawaab ka bixiyay hadalo uu shalay warbaahinta ka sheegay siyaasi qabo oo loo diiday in laga qabto lacagta lagu xidhay murashxiinta utartamaya hogaanka xisbiga kulmiye.

Ugu horay xildhibaan kijaandhe ayaa faah faahin ka bixiyay sidii ay wax dhaceen sheegayna in siyaasi qabo warka uu sheegay uu xaqiiqada ka fogaa islamarkaana uu u eegaa in uu riwaayad dhigayay

Sidoo kale gudoomiyaha gudida qaban qaabada iyo xubno kale oo kamid gudida ayaa jawaab siyaasi qabo ku dheeraaday/

Dhanka kale udoomiyaha gudida qabqaabada cabdikariim xinif ayaa ka digay cidakasta oo isku dayday in ay ku hadasho afka gudidooda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version