WAJAALE NEWS

“Waxay Iila Muuqataa In Maxamuud Xaashi Baqay, Oo Uu Kusoo Dhici Waayay Tartarka, Balse Aanay Jirin Cilad Kale”Gudoomiye Xinif.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha  Gudida Qaban Qaabada Ee Shirwaynaha Afraad Ee Xisbiga kulmiye Cabdikariim Axmed Maxamed “Xinif” ahna gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo Barakacayasha qaranka ayaa ka jawaabay eedo uu siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo kamid ahaa siyaasiyiintii hanku kaga jiray in ay isku soo sharaxaan gudoomiyaha xisbiga Usoo jeediyay qaab loo maamulay shirwaynaha xisbiga.

Sidoo kale gudoomiye Xinif ayaa iska difaacay eedaha uu gudida shirwaynaha usoo jeediyay maxamuud xaashi isagoo sheegay in gudidoodu ay waafaqsan tahay xeerka xisbiga oo dhigaya in uu gudida qaban qaabada shirwaynaha uu magacaabayo Gudoomiyaha xisbiga ahna madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi Oo Uu Siyaasi Maxamuud Xaashi dhaliilo culus ujeediyay qaabka uu umaamulay shirwaynaha xisbiga kana baxay heshiisyadii laysku ogaa ee wareejinta gudoomiyaha xisbiga kulmiye

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version