“Madaxwayne 43 jirka Itoobiya Hogaamiyaa Sanad iyo Badh Ayuu ku qaatay Biladii Nabadda adna laba Sano ood joogtay waxaad Ku Mashquushay Khilaafka Komishanka Doorashooyinka,”
HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye Oo wrbaahinta la hadlay ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada isagoo sheegay in ay arinkeedii dhaafi wayay muranka komishanka isagoo barbar dhigay hogaamiyaha dalka itoobiya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;