WAJAALE NEWS

DAAWO;-Barnaamij La Magac Baxay “Hanka Dhalinyarada, Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Hadaladii Ay Ka Jeediyeen Abwaan Laabsaalax Iyo Cabdikarim A, Mooge.

HARGAYSA(W,N)-Waxaa habeenkii xalay lagu hoolka dalada dhalinyrada ee sonyo barnaamij la magac baxay Hanka Dhalinyarada kaasi oolagaga hadlay doorka ay ku leeyhiin siyaasada iyo arimaha dalka ka taagan.

Waxaana munaasibadan hadalo ka jeediyay  Agaasimaha dalka Sonyo ,Abwaan Xasan dhuxul laabsaalax iyo aqoonyahan cabdikariim axmed mooge kuwaasi oo dhalinyarada hogo tusaaleeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version