WAJAALE NEWS

Maamulka Tigreega Oo Ka Hadlay Dagaalka Udhexeeya Dawlada Itoobiya Iyo Baaq Ay Udireen Midowga Afrika.

ADIS ABABA(W,N)-Madaxwaynaha Ismaamulka Tegreega ee dalka itoobiya ayaa ka hadlay dagaalada Udhexeeye ismaamulkooda iyo dawlada fadaraalka itoobiya oo maalintii sedexaad socda.

Sidoo kale hogaamiyaha ismaamulka tegreega ayaa midowga Africa ugu baaqay in ay soo dhexgalaan dagaalka iyaga iyo dawlada fadaraalka udhexeeye.

HALKAN KAGA  BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version