|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Barnaamij La Magac Baxay “Hanka Dhalinyarada, Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Hadaladii Ay Ka Jeediyeen Abwaan Laabsaalax Iyo Cabdikarim A, Mooge.
September 18, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Waxaa habeenkii xalay lagu hoolka dalada dhalinyrada ee sonyo barnaamij la magac baxay Hanka Dhalinyarada kaasi oolagaga hadlay doorka ay ku leeyhiin siyaasada iyo arimaha dalka ka taagan. Waxaana munaasibadan hadalo ka jeediyay Agaasimaha dalka Sonyo ,Abwaan Xasan dhuxul laabsaalax iyo aqoonyahan cabdikariim axmed mooge kuwaasi oo dhalinyarada hogo tusaaleeyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Siyaasiyiin Xilal Ka Soo Qabtay Dowladihii KMG Ahaa Ee Somaliya Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Gole Cusu... Wasaarada Hawlaha Guud Oo Ka Hadashay Sobobta Uu Joogsaday Qorshe Usamayntii Magaalada Gabiley. Shirkadda Caalamiga ah ee Somtel oo ku guulaystay Abaal marintii saanadkii dhamaaday ee 2013 Kadib m... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|