WAJAALE NEWS

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Ganaax Ay Xukuumadu Dul Dhigtay Tvyada Star Iyo Universal.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja Maxamuud cabdi jaamac xuuto ayaa sharci daro ku tilmaamay ganaax lacageed oo xukuumadu dul dhigtay tvyada Star iyo universal oo ay uxidhay xarumahoodii hargaysa islamarkaana ay sicad usoo bandhigin danbiga loo hayso

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version