BURCO(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland oo digniin udiray dugsiyada gaarka loo leeyahay iyo jaamacada gaarka ah isagoo sheegay in looga baahan yahay cashuur in ay bixiyaan.
Dhanka kale wasiirka waxbarashada ayaa xusay in ardayda dhigata dugsiyada gaarka iyo kuwa dawlada u siman yihiin sharciga .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;