HARGAYSA(W,N)-Sheekh aadan xaaji maxamuud xiiray “aadansiira “ oo kamid ah culimada dalka islamarkaana xaalad caafimaad ugu maqan dalka hindiya ayaa ka hadlay masiibadii gubashada suuqa waaheen ee magaalada hargaysa isagoo talooyin muhiim ah usoo jeediyay xuuumada madaxwayne biixi iyo maayarka caasimada hargaysa .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;