HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga wadani maxamed sidiiq dhame ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay wasiirka cadaalada iyo agaasimaha guud ee wasaarada cadaalada
Sidoo ale xoghaye dhame ayaa soo bandhigay halka uu salka ku hayo khilaafka Masuuliyiinta wasaarada cadaalada
Dhanka kale xisbiga wadani ayaa madaxwayne bixi ugu baaqay in aanay masuuliyintA Qoyskiisa ahi dadka aanay ka sheegay dawladnimada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAN