“Madaxweyne, Agaasimeyaasha Qoyskaagu Yaanay Dadka Ka Sheegan Dawladnimada” Xisbiga WADDANI | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne, Agaasimeyaasha Qoyskaagu Yaanay Dadka Ka Sheegan Dawladnimada” Xisbiga WADDANI
August 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga wadani maxamed sidiiq dhame ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay wasiirka cadaalada iyo agaasimaha guud ee wasaarada cadaalada

Sidoo ale xoghaye dhame ayaa soo bandhigay halka uu salka ku hayo khilaafka Masuuliyiinta wasaarada cadaalada

Dhanka kale xisbiga wadani ayaa madaxwayne bixi ugu baaqay in aanay masuuliyintA Qoyskiisa ahi dadka aanay ka sheegay dawladnimada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAN

COMMENTS
LINKS