WAJAALE NEWS

Raysal Wasaaraha Itoobiya DR Abiy Oo Booqasho Ku Yimid Jigjiga

Jigjiga(W.N): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Dalka Ethopia DR Abiy Ahmed ,ayaa maanta soo gaadhay Magaaladda Jig-jiga ee Dawlad-deegaanka Somalida,waxaana goor dhawayd ka soo degay garoonka wiil waal ee magaalada jigjiga raysal wasaare ABIY iyo wefdi uu hogaminyo.

ujeedada raysal wasaare ABIY ahme ayaa ah sidii uu u soo afjari lahaa shirweynaha xisbiga shacabka soomaalida itoobiya oo maalmihii u danbeeyay ka socday magalada jigjiga.
waxyaabaha ugu waawayn ee shirkaasi ka soo baxayna waa inay badaleen astaantii xisbiga .
isha ku hay degal wajaale news oo kala soco wararkii u danbeeyey ee geeska iyo guud ahaanba caalamka

Exit mobile version