WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha DDS Oo Soo Kormeeray Mashaariic Xukuumada Ka Wado Gobolka Faafan.

FAAFAN(W,N)-Madaxwaynaha Ismaamulka somalida itoobiya Iyo waft uu hogaaminayo Mustafe Muxumed Cumar ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay gobolka faafan oo xukuumadu ka wado mashaariic kala duwan oo laga hirgalinayo.

Waftiga madaxwanynaha ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay bulshada ku dhaqan deegaanadaasi iyo maamulka gobolka faafan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version