Ceerigaabo (WJN) – Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka gobolka Sanaag oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Ceerigaabo, ayaa ka hadley xaalada guud ee gobolka Sanaag, Iyagoona ku baaqay in si deg deg ah loo soo qabto gacan ku dhiigleyaashii dilalka ka gaystay gobolka Sanaag islamarkaana sharciga la mariyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Ceerigaabo Office
Wajalenews@gmail.com