HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa shaaciyay in la fasaxay isticmaalka 50$ dollar oo ay hore ujoojiyeen islamarkaana ay dhamaan baananku isla qaateen in la isticmaalo.
Sidoo kale gudoomiyaha baanka ayaa digniin udiray cida lagu qabto lacag been abuur ah amaba foojari ah
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;