HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasarada maaliyada Somaliland sacad cali shire oo ka hadlay shir wadatashi oo wasaarada warfaafintu qabatay ayaa isbarbar dhig ku sameeyay warbaahinta madaxanaan iyo ta dawladu maamusho iyo farqiqa udhexeeye.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;