WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaray Deegaano Katirsan Gobolka Sool.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa maanta fadhigoodii kaga  hadlay colaada kasoo cusboonaatay laba beelood oo wada dega deegaanada booc iyo xudun ee gobolka sool kuwaasi oo dagaal dhermaray uu sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh

Golaha guurtida ayaa baaq culus udiray beelaha ay dirirtu dhexmartay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version